The United Kingdom announces a further funding to support the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) to bolster ...
Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa diidday codsi ay qareennada madaxweyne ku xigeenka Kenya ku doonayeen in golaha senate-ka laga joojiyo ka doodista mooshinka xil ka qaadistiisa. Xildhibaanada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay kusimaha Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Qoraal ka ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq waxbarasho siisay Arday u dhashay dalka Suudaan oo ku sugan magaalada Muqdisho. Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay deeq ...
Xaaladda degmada Badhan ee Gobolka Sanaag oo ay shalay ka dhaceen iska hor-imaad hubaysan iyo muddaharaadyo rabshado wata ayaa saaka deggan. Magaalada waxaa weli ku sugan Rag sheegtay guddiga ...
Sida ay xaqiijisay hay’adda Laanqeerta Cas ee Lubnan, ugu yaraan 21 qof ayaa lagu dilay duqeyn cirka ah oo ay ciidamada Isra’il ku bartilmaameedsadeen guryo ku yaalla waqooyiga dalka Lubnan. Duqeynta ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markii u horraysay ka hadlay Xubintii Aqalka Sare ee… Sii akhri ...
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay gantaallo casri ah oo nuuca difaaca cirka ah iyo ciidamo Mareykana ah u… Sii ...
Hal qof oo rayid ah ayaa ku geeriyooday mid kalena waa ku dhaawacmay kadib mudda haraad rabshado wata oo maanta ka dhacay degmada Badhan ee Gobolka Sanaag. Xiisad ayaa ka taagan magaalada Badhan kadib ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka. Shirkanu oo socon doona laba ...
Wararka ka imaanaya magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaasi ay ka dhacday is raasaasayn xooggan oo khasaare sababtay. Is rasaasaynta ayaa dhexmartay ciidamo ka tirsan ...